Waxaan u baahanahay nus baloodh iib ah ,ma heysaa adigu?
Category : Other
Waxaan u baahanay nus baloodh iib oo ku yaala degmada 26june inta u dhaxaysa garoonka shulaac ilaa wadada cusub ee geerash aw aaden dhex Marta cidii haysaa ha iga la soo xidhiidho numberadan hoose 0634473219,0634084755,0657088078 Cabirku waa inuu noqda 18mitir