Guri kirro oo ku yaala d.koodbuur hargeisa
Category : Property / Land- Guri iyo Dhul
Guri kirro ah degmada .ibraahim koodbuur hargeisa Wuxuu ka koobanyahay 3bedroom Fadhi+ cunto Kitchen, musqulo iyo dhamaan adeegi guri lahaa Rent.$200 permonth Wuxuu u dhowyahay maansoor aeria Waxaa laga baxaya bishan socota si aad u bilaabato bisha dambe 1 aug