Saliida Foox Mohor Frankincense Essential
Category : Other
Saliidda Beeyada/Fooxa (Frankincense essential oil) Waxa ay u fiicantahay: Dhaashiga, unugyada maqaarka ayaa ay ilaalisaa, finanka iyo baagaha wejiga ayay u roontahay, maqaarka ayaa ay giijisaa, laalaabka ka ilaalisaa. Waxa lagu dhibcin karaa kiriimka wejiga,