Dhul iib ah Hargeisa, Somaliland. Xafaada galbeedka iskuulka amaano
Category : Sell - iibi
ku soo dhawaada Kuus real Estate maanta waxaan idiin haynaa laba haaf bloodh oo jaanis ah oo ku yaala galbeedka magaalada hargaysa gaar ahaan buurta ka dambaysa iskuulka amaano cabirikoodu midkiiba waa 9×24 meter $qiimaha midkiiba waxa la siinayaa $8,000
Dhul iib ah Hargeisa, Somaliland. Xafaada Masalaha
Category : Property / Land- Guri iyo Dhul
#DHUL IIB AH :* _______________ β *Faahfaahin* : JAANISπππ ππ½: Goobta: Magaalada Hargeisa ππ½: Xaafada: masalaha (#qalax ,baskuna hormaro) ππ½: waa 4 blodh,Cabirka midkiiba 24 x 18m , labaa kaari koone ah, sharcina way leeyihiin. π
Dhul iib ah Hargeisa, Somaliland. Xafaada Daloodho
Category : Sell - iibi
Dhul iiba ah: Hargiesa Faahfaahin: Nus baloodh. Cabirka: 12mx18m Qiimaha: $20000 xafada: Daloodho, Caways iyo cadalool, Agagaarka Cawadhalad Anba waqooyiga wadada 200 # 2 . Kala Soo xidhiidh 0634078257 Ku iibi anba ka iibso hantidaada Dhulsan Real Estate.
Land for Sell in Hargeisa, Somaliland
Category : Sell - iibi
Dhul iib ah Xafaada Xeedho School agoonmaha agtiise iyo wadada laba boqol agtiise, dukumeenti sharci ah, GPRS, Dowalad hoose Sharci 24m x 18m Hargeisa, Somaliland 20,000$ La so hadal 0633290447,0653290447
Dhul iib ah Hargeisa, Somaliland. Xafaada Qalax
Category : Sell - iibi
Dhul iib ah Hargeisa Xafaada Qalax Laba baldooh 24m x 36m Qimaha 16,000$ USD laba amba 8,000$ hal baldooh La so hadal 0633290447 0653290447 0637088078 0657088078
Dhul iib ah Borama
Category : Sell - iibi
Jagadu waa 15Γ15 wado wayn bari wado. Koofur wado ayaa qimaheeda 20,000$ waxay u dhowdahay dhanka seeraha wadad weyn ee guriga cabdirahman saylic horta marta ayaa jadagadana marta 0633290447