Ad Details
-
Ad ID: 8561
-
Added: 8th January 2021
-
Sale Price: 8$
-
Condition: Brand New
-
Location: Somaliland
-
City: Hargeisa
-
Phone: 0633290447
-
Views: 1058
Description
Saliidda Beeyada/Fooxa (Frankincense essential oil)
Waxa ay u fiicantahay: Dhaashiga, unugyada maqaarka ayaa ay ilaalisaa, finanka iyo baagaha wejiga ayay u roontahay, maqaarka ayaa ay giijisaa, laalaabka ka ilaalisaa. Waxa lagu dhibcin karaa kiriimka wejiga, ama dareere afka laga cabbayo.
Sidoo kale, xanuunka laabatooyinka (arthritis) iyo hafeefadkooda, iyo caadada habaynteeda ayay wax ka tartaa. Laabjeexa iyo cunoxanuunka. Waxa ay caawisaa dilidda unugyada sadhaysan ee kansarka.
Hargeysa
8$ per 10ml bottle
Therapeutic uses: Protects skin cells, tightens skin, helps prevent wrinkles. Also good for arthritis and inflammatory conditions, laryngitis, bronchitis, gastritis, and helps neutralize cancer cells.
Can be added (in drops) to face creams and/or drinks.
Bids
BID Stats : 0 Bids posted on this ad
Let’s Create Your Bid
Only registered user can post offer *
Ad Price
8$