75$ per month

6 Guryo Kiro AH Gebilay, 75$ per month

1 of
Previous Next

Ad Details

  • Ad ID: 7848

  • Added: 23rd May 2020

  • Sale Price: 75$ per month

  • Condition: Brand New

  • Location: Somaliland

  • City: Gabiley

  • Phone: 0634665937 / 0634702856

  • Views: 168

Description

GURYO KIRO AH OO KU YAALA GOBOLKA CAGAARAN EE GEBILAY:-

Guud ahaan waa 6 guri, waa 2 Guri Oo min saddex-saddex qol ah iyo 4 Guri Oo min Laba-laba qol ah.
Haddaba guryaha diyaarka ah Ee aanu hada idiin haynaa waa 4 guri Oo ka kooban:-
Laba Maqsin + Deyrkoodii + Suuligii + Kijadii.
Waxa ay ku yaalaan agagaarka (Kawaanka Xoolaha ama Laag-barako ama hadii aad u taqaanid waa agagaarka Nafaqo Ee Suuqa-hoose.

4ta Guri Ee Ka Kooban Labada maqsin + Madbakha iyo Suuliga + Deyrka waxa Lagu Kireenayaa midkiiba $75 Dollar.

0634665937
0634702856

Bids

BID Stats : 0  Bids posted on this ad

Let’s Create Your Bid

Only registered user can post offer *

Ad Price

75$ per month

classiera loader