100,000$

Guri iib ah Laascaanood

1 of
Previous Next

Ad Details

  • Ad ID: 3412

  • Added: 14th June 2019

  • Sale Price: 100,000$

  • Condition: Brand New

  • Location: Somaliland

  • City: Las Anod

  • Phone: 063-6416410

  • Views: 78

Description

GURI: *Nus baloodh magaalada Laascaanood senterkeeda ku yaala*

▪Cabirka gurigu waa: *5,8x21mitir*, (waa dhismihii Ingiriiska oo qol iyo jiko raacsan yihiin)
▪ *4 Qol, Jiko iyo Suuli*
▪Gurigu wuxuu leeyahay labo waddo (bari iyo galbeed)
▪Waana *sekedda labaad* (nr 2) marka laamiga laga yimaado. waxayna isku seked yihiin Masjid Jaamac, Mubaarik hotel iyo Shire hotel.
▪Wuxuuna ka soo horjeeda *Mustaqbal Business Hotel* (dhinaca galbeed)
▪Dhinaca laamiga (sekedda 1aad) waxaa ka xiga Sagal Furniture (Ina Jaamac Biixi)
▪Sekedda gurigu ku yaalo aad baa loo dhistaa (labo hotel oo cusub baa laga furay dhawaan).
▪Guri wuxuu kaloo u dhow yahay *suuqa qodaarta/adeega* (oo u muuqda).

*[kholaaso]*: Guri taariikh leh kuna yaala boos/seked istraatiji ah.

*Faah faahin*: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Laascaanood: 063-6416410 ama Whatsapp 063-3247165
Facebookpage: *Gurisello*

Bids

BID Stats : 0  Bids posted on this ad

Let’s Create Your Bid

Only registered user can post offer *

Ad Price

100,000$

classiera loader