$75,000

GURI CUSUB

1 of
Previous Next

Ad Details

  • Ad ID: 3382

  • Added: 9th June 2019

  • Sale Price: $75,000

  • Condition: Brand New

  • Location: Somaliland

  • City: Hargeisa

  • Views: 391

Description

ASC WR WB. Akhyaarta sharafta leh Waxaan ku wargalinayaa in aan hayno guri cusub oo dhismihii ugu danbeeyay ah kuna yala xaafada sheedaha ee caasimada JSL ee Hargeisa. Cabirkiisunayahay 20X24 miter. Kana kooban lix qol oo ka kooban afar hurdo ah iyo fadhiga iyo cuntada oo iskufuran . Qol dibada watchmanka ah, iyo sadex musqulood oo mid kutaalo master roomka, mid main houseka ah iyo mid dayrka kutaala. Madbakhu wuxuu kuyaala deyrka Gurigu wuxuu leeyahay dayr. Dhamaan gurigu waa wada marmar. Wixii Faahfaahin dheeraad ah fadlan ila sooxidhiidh. please feel free to contact me. Thnks 0633047654/+252 2 4405932

Tags :

Bids

BID Stats : 0  Bids posted on this ad

Let’s Create Your Bid

Only registered user can post offer *

Ad Price

$75,000

classiera loader